Xagee baad ka heli kartaa taageero

Norway gudaheeda, waxaa ka jira ururo dhowr ah oo adeegyo u fidiya dadka la nool cudurka HIV-ka. Hoos waxaad ka heli doontaa tusaalooyin. Meelahan oo dhan waxaad kula kulmi doontaa xirfadlayaal oo waxaad fursad u heli doontaa inaad kula xiriirto dadka kale ee la nool cudurka HIV-ka.

scheduleOppdatert: 23.07.2021

createForfatter: Sekretariatet

labelEmner:

Oslo: HivNorge og Aksept 
Bergen: Leve med hiv, Kirkens bymisjon Bergen 
Haugalandet: Leve med hiv Kirkens bymisjon Haugesund 
Trondheim: Aksept og mestring, Kirkens bymisjon Trondheim 
Kristiansand: Sørlandet sykehus, HIV-poliklinikken 
Tromsø: UNN infeksjonsposten og Sosialmedisinsk senter i Tromsø 

Intaas waxaa sii dheer, Zanzu.no waa goob  ku saabsan warbixineedka, caafimaadka, caafimaadka galmada iyo HIV-ka, oo ku qoran luqado badan oo kala duwan. 

Les også

schedule13.01.2023

→ Ma ku cusub tahay Norway oo ma u baahan tahay daawada HIV-ka?

Qof kasta oo Norway jooga oo la nool HIV wuxuu xaq u leeyahay daawaynta HIV oo bilaash ah. Tan waxaa laga heli karaa dhakhaatiirta isbitaalka kuugu dhow oo leh waaxda cudurrada faafa.

schedule06.01.2022

→ Tallaal covid-19 ammaan ah

Tallaallada covid-19 ammaan bay u yihiin (way qaadan karaan) dadka la nool hiv, sidaa waxaa sheegay UNAIDS. Dhakhaatiirta infakshinnada Noorwey ayaa ku taageeray taas, oo ku boorrinaya dadka la nool hiv inay qaataan tallaallada.